Heesta Lacageey Erayadii Iyo Laxankii Faysal Cumar Mushteeg Kabankii Abdiqadir Muuse Lugey
Y
Walee waa runtii ,nin bilaa lacag ah ayaa raba ,lacag doqonka gar garay ,
Markan waa sucuudiga Abdiqadir ka uu Faysal sheegayaa waa Sxbkii Cabdiqadir Bagaag. Kabanku se waa Xudaydi
A.U.N FAYSAL CUMAR
Cabdula apolloe
Al macalim feysal cumar mushteeg.
marka ugu horraysa waxaan ilaahay uga baryayaa inuu unaxariisto faysal cumar marka xiga soomaalidu waxay dhahaan fannaan hebel wuxuu leeyahay cod dahabiya waxaan idiin sheegayaa faysal codkiisu wuu kaqaalisanyahay dahabka waana Dhaaman dhaamanka iyo dahabkana dhaaymanka ayaa qaalisan ilaahay ayaan marlabaad kabaryayaa inuu unaxariisto Aammiiiiin Aammmiiiin..
Ehoray ulumiyay
Lacagey
Alle hawga meel bixiyo heesaha🤲
Erayadii iyo codkii AUNtee Feysal Cumar Mushteeg iyo kabankii AUNtee Maxamuud Ismaaciil Xuseen (Xudeydi). Heestani waxay ka mid aheyd cajal ay si wadajir ah ugu duubeen Feysal iyo Dararamle 1981ki, magaalada Togba ee dalka Sucuudiga.
ax taydii hore wali wali oo la.aroos
Waa fanaan suugaanyahan codna Alle siiyey waah waah Allaha u naxariisto
ilaahay ha u naxariisto faysal cumar mushteeg
kabankii xudeydi
الله يرحمه ويغفر له ويسكنه فسيح جناته يارب العالمين اللهم امين.
Mashalah